J: Laga bilaabo Janaayo 30, 2022, daryeelayaashu waa inay isticmaalaan EVV wakhti kasta. Nidaamka Xakamaynta Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee Arizona (AHCCCS) wuxuu Sandata u doortay inay noqoto iibiyaha Xaqiijinta Booqashada Elektarooniga ah (EVV).